Xildhibaano Ka Tirsan Golaha Deegaanka Hargaysa Oo Eedaymo U Jeediyey Golaha Wakiiladda
April 10, 2019 - Written by admin
Xildhibaano ka tirsan golaha deeganka Hargeysa ayaa waxaa ay eedeymo u jeediyeen golaha wakiilada Somaliland oo uu hor yaalo wax ka bedel lagu sameynaayo xeerka lagu soo doorto xildhibaanadan