Somaliland Oo Dalkeeda Ka Saareysa Dhakhaatiir Kor U Dhaafay 130 Qof Oo Ajaanib Ah
April 9, 2019 - Written by admin
Agaasimaha Guud ee wasaarada Caafimada Somaliland Maxamed Cabdi Xeer Geeye ayaa waxaa uu shaaciyey in xukuumadu ay dalka ka saareyso dhakhaartiir ajaanib ah oo ka hawl gala cisbitaalada dawlada iyo kuwa ajaanibka ah ba .