Afhayeen u Hadley Ganacsade Axmed Cismaan Geele ayaa waxaa uu si adag uga jawaabey eedeymo maalintii shalay aheyd uga yimid Madaxtooyada Somaliland , isla markaana waxaa uu faah faahin ka bixiyey khilaafka ka dhex qarxay Ganacsade Axmed Cismaan iyo Madaxweynaha Jabuuti halka uu ka bilowdey