BALIGUBADLE MEDIA
Safaradda Farmaajo oo Xadhkaha Goostay Iyo Socdaal uu Ku Tagay Dalka Masar
April 23, 2019 - Written by admin

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa gaadhay dalka Masar halkaas oo uu ka furmi doono shir lagaga arrinsanayo xaaladda dalka Suudaan iyo sidii xal waara looga gaari lahaa qalalaasaha siyaasadeed ee haatan ka jira dalkaas.

farmaajo i

Isha Ku Hay Baligubadlemedia

COMMENTS