BALIGUBADLE MEDIA
Daawo Muuse Biixi oo xaalad Deg Deg ah ku soo Rogay Gobolo ka mid ah Somaliland.
April 30, 2019 - Written by editor

Hargeysa(Baligubadle)Xeer MADAXWEYNE: 30 /04/2019 Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi waxa uu xeer Madaxweyne Lr. 04/042019 uu xaalad deg-deg ah ku soo rogay Degmooyinka Gar-adag, Ceel Afweyn iyo Ceerigaabo ee Gobolka Sanaag, muddo saddex bilood ah.

 

 

 

COMMENTS