Warbixin Ay New York Times Daabacday oo Hoos U Dhigtay Sumcadii Shirkadda Diyaaradaha Ethipian Airline
March 28, 2019 - Written by admin
Warbixin ay Newyork Times daabacday ayaa hoos u dhigtay sumcada iyo suuqa tartanka ee Ethiopian Airlines ku jirto,Warbixinta ayaa lagu sheegay in Ethiopia Airlines la,isku halayn karin amaankeeda iyo duulimaadyadeeda waxayna farta ku fiiqday dhacdadii ugu dambaysay.

oo ku sheegtay warbixintu mid khashiftay amaanka diyaaradaha Ethiopia Airlines,waxaana la sheegay hubinta iyo lasocodka diyaaradahaasi inuu
yahay mid liita sidoo kale ay isticmaalaan diyaarado la,isku halayn karin oo gaboobay.
Itoobiya ayaa si adag uga jawaabtay iskana fogaysay eedahaasi.
Isha Ku Hay Baligubadlemedia
Like this:
Like Loading...
COMMENTS