BALIGUBADLE MEDIA
Shirkadda TRUE Cable oo Abaal-marinno Qaali ah Hargeysa Ku Guddoonsiisay Macaamiisheeda
March 8, 2019 - Written by admin

Shirkadda bixisa adeegga rasiifarrada TV-yada ee True Cable, ayaa abaal-marinno bakhtiyaa nasiib ah oo gaadhi cusub oo kuwa raaxada ahi ku jiro, ayey ku abaal-marisay tiro ka mid ah macaamiisheeda.

true cable

Waxaa ka qaybgalay munaasibaddaas oo maanta lagu qabtay Huteel Maansoor ee magaalada Hargeysa, Masuuliyiin dowladda ka tirsan, Madaxda Shirkadda, Mudan iyo Marti-sharaf iyo weliba illaa Kun iyo shan boqol oo macaamiisha shirkaddaas ka mid ah.

Isha Ku Hay Baligubadlemedia

COMMENTS