BALIGUBADLE MEDIA
Muddo Xileedkii Golayaasha Deegaanka oo Aroorta Ku Eg Iyo Dhawaqa Madaxtooyadda oo Loo Dhag Taagayo
March 28, 2019 - Written by admin

waxa aroorta oo bishu tahay 29 march ay kaga egtahay muddo xileedkii golayaasha deegaanka dalka kuwaas oo aan ilaa hadda Golaha guurtidu u samayn wax muddo kordhin ah islamarkaana aanay xukuumadu  kasoo saarin wax akhbaar ah

topnews

madaxwayne biixi ayaan khudbad sanadeedkiisii uu jeediyay todobaadkan aan ku soo hadal qaadan golayaasha deegaanka iyo arrimaha doorashooyinka waxaana laga war sugayaa go’aanka madaxwaynuhu kasoo saaro arintan maadaama oo ay sharci darro noqonayaan golayaashani wixii aroorta ka dambeeya

Isha Ku Hay Baligubadlemedia

COMMENTS