BALIGUBADLE MEDIA
Madaxwayne Waxaan Qabaa Inaad Tahay Madaxwaynihii Ugu Liitay ee Somaliland Soo Mara “Safiina”
March 22, 2019 - Written by admin

Madaxwayne Muuse biixi cabdi xildiid anigoo ixtiraam u haya shakhsiyadaada gaarka ah ileen madaxwayne ayaad noo tahaye, hadana waxa aan odhan karaa intii madaxwayne dalka soo martay waxa aad tahay madaxwaynihii u maamul ka liitay una cadaalad xumaa.
Shantii sano ee dalka laguu dhaariyay sanad iyo badh way tagtay, sanadka u dambeeyaa waa olole, labada sano ee kuu hadhay marka jimcayaasha laga reebo waa iska bilo kooban.

ambassador safiina

Wasiirada iyo masuuliyiinta xukuumadaada xakamaha aad kuhayso ka sii dalka ha u shaqeeyaane, bulshada dalka iyo shacabka maqal oo hagaaji kolay dhawaan adoo cod doonaya waad hor imane.
Ugu dambayn waari mayside war hakaa hadho.

Isha Ku Hay Baligubadlemedia

COMMENTS