BALIGUBADLE MEDIA
Madaxwayne Biixi oo Iska Fahmay Dabin SIyaasadeed uu U Soo Maleegay Raysal-wasaaraha Ethiopia
March 8, 2019 - Written by admin

madaxwaynaha somaliland ayaa iska fahmay dabin siyaasadeed oo uu raysal wasaaraha ethiopia ku doonayay inuu madaxwayne farmaajo ku keeno magaaladda hargeysa arintan oo uu ka biyo diiday madaxwaynaha somaliland kadib markii lagu soo wargaliyay.

madaxwayne muuse

qorshahan oo ahaa mid uu dabadda ka waday raysalwasaaraha ethiopia ayaa gabi ahaanba meesha uu meesha ka saaray madaxwaynaha somaliland kadib markii uu ku gacan saydhay dalabka raysalwaasaraha

si kastaba ha ahaatee madaxwayne farmaajo oo aan ilaa hadda aqoonsanayn madaxbanaanida somaliland ayaan la garanayn sabab uu uga soo dego Hargeysa oo uu aaminsanyahay inay tahay magaalo madaxda labaad ee somaliya

Isha Ku Hay Baligubadlemedia

COMMENTS