Maamulka Galmudug oo Nasiib Darro Ku Tilmaantay Hadalo Ka Soo Yeedhay Madaxwayne Farmaajo.
March 29, 2019 - Written by admin
Maamulka Galmudug ayaa War Saxaafadeed ka soo saaray wadahadalkii ay Dhuusa-Mareeb kula yeesheen Wasiirka Arrimaha Gudaha Soomalaiya 26-kii bishan.

Qoraalka waxaa lagu sheegay iney jirto isu soo dhawaansho u dhexeysa madaxda Galmudug iyo Wasiir Cabdi Maxamed Sabriye, Isagoo u sheegay madaxda Dhuusa-Mareeb in wixii la isla soo qaaday uu dib ugula laabanayo madaxda sare ee dalka.

Isha Ku Hay Baligubadlemedia
Like this:
Like Loading...
COMMENTS