BALIGUBADLE MEDIA
Ma Dhabaa In Muuse Biixi oo Adisababa Kula Kulmayo Madaxwaynaha Dawladda Federaalka Somaliya.
February 19, 2019 - Written by admin

Raysal wasaaraha dawladda ethiopia aby ahmed ali ayaa magaaladda adisababa ee caasimadda dalkaas ku kulansiinaya madaxwaynaha jamhuuriyadda federaaalka somaliya mudane maxamed cabdilaahi farmaajo iyo madaxwaynaha somaliland muuse biixi

images
Lama garanayo sababta keentay kukanka abu ahmed u qorsheeyay wakhti xaadirkan labadda madaxwayne balse raysal wasaaraha ethiopia ayaa inta bbadan ka shaqeeya sidii loo soo celin lahaa midnimadda umadda somaaliyeed waxaana kulamadani daba socdaan aragtidiisaas
Muuse biixi oo aroorta ka dhoofaya hargeysa ayaan umadda u sheegin ilaa hadda ujeedada socdaaalkiisa iyo kulanka qorshaysan ee isaga iyo farmaajo
Isku soo wada duuboo waxaynu ka war sugaynaa wixii waree kasoo kordha socdaaalka adisbababa ee madaxda hargeysa iyo muqdisho

Isha Ku Hay Baligubadlemedia

 

COMMENTS