Madaxwaynaha Dawlad Deegaanka Somalida Ethiopia iyo Wafti uu Hogaamimayo oo Safar Ku Yimi Hargeysa
February 27, 2019 - Written by admin
Madaxwaynaha Dawlad Deegaanka Somalida Ethiopia ayaa maanta socdaal ku yimi madaxwaynaha magaaladda hargeysa

Madaxwayne cagjar ayaaa waxa magaaladda wajaale kusoo dhaweeyay xubno wasiiro ah oo uu kamid yihiin wasiiradda arrimaha gudaha iyo hawlaha guud.
Madaxwaynaha ayaa dalka u yimid ka qayb galka furitaanka dhismaha berbera corridor oo dhagax dhigiisa lagu qabanayo duleedka bari ee caasimadda hargeysa
Isha Ku Hay Baligubadlemedia
Like this:
Like Loading...
COMMENTS