Madaxweynaha Cusub ee Puntland oo Wareegtadiisii Ugu Horaysay Ku Hakiyay Kharashaadka Dawladda
January 8, 2019 - Written by admin
Madaxweynaha cusub ee Puntland , Siciid Cabadullaahi Deni ayaa goor dhow wareegtadii ugu horreeysay ku hakiyay dhaqdhaqaaqa maaliyadeed ee dowladda.

Wareegtada ayaa lagu wargeliyay wasiirka maaliyadda,agaasimaha guud ee wasaaradda maaliyadda ,agaasimaha bangiga dhexe,xisaabayaha guud ee dowladda,xawaaladaha dowladda iyo bangiyada gaarka loo leeyahay in laga billaabo maanta aan wax kharashaad ah laga bixin karin bangiyada xisaabadka

Isha Ku Hay Baligubadlemedia
Like this:
Like Loading...
COMMENTS