Madaxwayne Biixi oo Dabadda Ka Riixaya Qorshe Ka Dhana Xisbiga Waddani
January 9, 2019 - Written by admin
Madaxwaynaha somaliland muuse biixi cabdi ayaa dabadda ka riixaya qorshe lagu baabiinayo xisbiga waddani isagoo golaha guurtida somaliland u gudbinaya muddo kordhin laba sanno ah oo loogu kordhiyo baarlamanka iyo deegaanadda si laba sanno kadib loo furo axsaabta meeshana looga saro xisbiyada ucid iyo waddani

baligubadlemedia ayaa akbaartan ka soo xigatay ilowareedyo lagu kalsoonyahay iyadoo warku intaas ku darayo in kulamadii arimahan lagaga tashanayay maalmihii u dambeeyay ka socdeen magaaladda hargeysa
isku soo wada duuboo hadii qorshahan madaxwaynaha somaliland daba ka riixayaa guulaysto dalka doorasho kama dhici doonto labadda sanno ee soo socda waxaanay taasi cawaaqib xumo wayn ku keeni doontaa geedi socodkii doorasho ee somaliland
Isha Ku Hay Baligubadlemedia
Like this:
Like Loading...
COMMENTS