BALIGUBADLE MEDIA
Madaxwaynaha Dawlad Deegaanka Somalida Ethiopia oo Soo Gaadhay Wajaale + Muuse Biixi oo Soo Dhaweeyay.
December 21, 2018 - Written by admin

madaxwaynaha dawlad deegaanka somalida ethiopia mustafe maxamuud cagjar ayaa soo gaadhay magaalo xuduudeeda somaliland iyo ethiopia ee wajaale waxaana madaxwaynaha halkaas kaga hortagay madaxwayne biixi iyo wafti uu hogaaminayo.

breaking news

labadda madaxwayne ayaa kulan ku qaadan doonaa halkaas iyadoo la filayo inay ka wada hadlaan arrimo doora

madaxwayne biixi oo uu albaabadda ka soo xidhay raysalwasaaraha ethiopia ayaa iskaga qanacsan kulamo uu iskala qaato madaxwwaynaha DDSI mustafe cagjar maadaama oo ay madaxwayne biixi duruufuhu ku khasbayaan

Isha Ku Hay Baligubadlemedia

COMMENTS