BALIGUBADLE MEDIA
Muuse Biixi oo Ku Guuldaraystay Doorashooyin uu Ka Qabto Dalka
November 2, 2018 - Written by admin

Madaxwaynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi ayaa ku guul daraystay inuu dalka ka qabto doorashooyinkii sunaha u ahaa ee isagu kursiga ku yimi

news deg ah

madaxwayne biixi oo lagu dhaliilo inuu yahay shakhsi kaligii taliye ah islamarkaana mudadii somaliland soo jirtayba ku caanbaxay muranka iyo yooyootanka siyaasadda ayaa wali aan wax isbadali ku iman waxaanau ku dhaganyahay mid kamida qodobadda la isku hayo oo ah in komishanka doorashooyinka la diro

 

bulshadda somaliland ayaa is wadydiinaysa sirta ay komishanka doorashooyinku ka hayaan madaxwaynaha ee keentay inuu dantii dhamayd ee dalka dhaafsado ku adkaysigooda

si kastaba ha ahaatee muuse biixi ayaa ku guul daraystay inuu dalka doorashooyin ka qabto iyadoo golayaasha kala duwan ee qaranku ay muddo dhaaf saa’id ah ku fadhiyaan kuraasta arintaas oo ayaan darro ku ah dawladnimadda somaliland

Isha Ku Hay Baligubadlemedia

 

COMMENTS