BALIGUBADLE MEDIA
Madaxwayne Trump oo Ka Hadlay Qirashadda Sucuudiga ee Dilka Wariye Jamaal Kashoggi
October 20, 2018 - Written by admin

Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump wuxuu sheegay in waxa dhacay aanan la aqbali doonin balse Sucuudiga uu yahay saaxib dhaw.
Madaxwayne Trump ayaa sidoo kale ku tilmaamay tallaabo muhim ah oo loo qaaday xadhigga shaqsiyaadka,wuxuu Sucuudiga ku ammaanay tallaabada degdeg ah ay qaadeen.

trump fataal
Wuxuu intaasi ku daray madaxwayne Trump ‘inkastoo cunaqabatayn ay tahay tallaabo Mareykanka u furan balse tallaabooyiin noocaas ah ay aad u dhaawacaysaa dhaqaalaha Mareykanka’.

Mareykanka ayaa horey u sheegay in haddii la xaqiijiyo in Sacuudiga ay ku lug leeyihiin dilka saxafigan ay cawaaqib xun kala kulmi doonaan.

Isha Ku Hay Baligubadlemedia

COMMENTS