BALIGUBADLE MEDIA
AFarta Degmo ee Koonfurta Hargaysa oo Joojiyay Cashuurti DHH Doortayna Maayaro Iyo Ku Xigeeno Cusub.
October 18, 2018 - Written by admin

AFarta Degmo ee Koonfurta Hargaysa oo Joojiyay Cashuurti DHH Doortayna Maayaro Iyo Ku Xigeeno Cusub

hore waxa maayar iskaga dortay degmooyinka axmed dhagax iyo 32 may kuwaas oo gabi ahaanba meesha ka saaray bixinta cashuurtii Dawladda hoose kadib markii waxba kaga soo noqon waayeen

arintan kale ee ay maanta shaaciyeen degmooyinka maxamud haybe iyo maxamed mooge ayaa gabi ahaanba meesha ka saaraysa in dawladda hoose dib uga shaqayso guud ahaan koonfurta caasimadda hargeysa oo sidaa gacanteedii kaga baxday ugana madax banaanaaday.

maxamud haybe

Isha Ku Hay Baligubadlemedia

COMMENTS