BALIGUBADLE MEDIA
Dr’s Edna Aden oo Ka Dhawaajisay Suurtagalnimadda Midnimo Dib U Dhex Marta Somaliland Iyo Somaliya
October 7, 2018 - Written by admin

Ergayga Somaliland u qaabbilsan wadahadallada Soomaaliya Dr. Edna Aadan Ismaaciil, ayaa markii u horreysat shaacisay in ay dowladda Somaliland diyaar u tahay in ay la midawdo Soomaaliya.

edna aden

“Waxay ku tusaysaa in laba dhinac loo baahan yahay in wada-hadalladu ka yimaaddaan. Soomaalilaan mar walba waxay leedahay diyaar baannu u nahay, waannu soo dhawaynaynaa, waannu ku faraxsannahay. Walaalahayaga Soomaaliya hadday Nabad rabaan, sidaanu Nabad u helnay, iyagunna dalkoodda ugu wada-hadlaan. laba dal oo madax-bannaan oo markii horeba saaxiibtinnimo isku raacay bay ahaayeen, midi ka kale ma qabsan, damcan Soomaalilaan baaba da-wayn, Soomaalilaan baaba Xorriyada ka hor qaadatay. Soomaalilaan baaba gacantii hore

Isha Ku Hay Baligubadlemedia

COMMENTS