BALIGUBADLE MEDIA
Baarlamaanka Ethiopia oo Doortay Guddoomiye Cusub
October 19, 2018 - Written by admin

Baarlamaanka Waddanka Ethiopia ayaa maanta cod ku meel Mariyay Guddoomiyaha Cusub Ee Baarlamaankaasi Tagesse Chafo.

news1

Guddoomiyaha Cusub ayaa bedelaya Guddoomiyihi hore ee aqalkaasi Muferiat Kami loo iyada dhawaan uu Ra’isal Wasaare Abiy U Magacaabay in ay noqoto Wasiir ka tirsan xukuumadiisa.

Tagesse Chafo ayaa hore u ahaan jiray Wasiirka Shaqada iyo wax soo saarka bulshadda, waxaana uu ka tirasn yahay xisbiga Ethiopian People’s Democratic Movement (SEPDM).

Isha Ku Hay Baligubadlemedia

COMMENTS