Xukuumadda oo Xabsiga Dhigtay Laba Muwaadin oo Ka Hadlay Safarka Qalbi Dhagax ee Hargeysa
September 29, 2018 - Written by admin
Ciidamada amaanka ee magaalada Burco ayaa xabsiga dhigay laba nin oo ka mid ah dadka ku nool magaaladaasi.
xadhigan labadan nin ee lagu kala magacaabo Faarax Xuseen iyo Shaakir Deeq ayaa lagu tilmaamay mid ka yimi hadalo ay muwaadiniinta dhawaan kaga hadleen safarka qalbi dhagax ee hargeysa iyo sidoo kale tacadiyadii uu dadka reer somaliland ku hayn jiray wakhtihgii uu ahaa jabhadda onlf iyadoo lagu xusuusto gubista gaadiid tiro badan oo laga leeyahay somaliland
si kastaba tan iyo markii ay taladda dalka la wareegtay xukuumadda muuse biixi waxa soo badanaya xadhiga macno darradda ah ee lagula kaco dadka muwaadiniinta ah
Isha Ku Hay Baligubadlemedia
Like this:
Like Loading...
COMMENTS