BALIGUBADLE MEDIA
Xisbiyadda Qaranka oo Si Wada Jira Uga Soo Horjeestay Xeerka Kufsiga oo ay Ku Tilmaameen Mid Lagu Gaaloobayo iyo Fariin Adag oo ay U Direen Muuse Biixi
September 19, 2018 - Written by admin

Axsaabta Siyaasadda Somaliland ayaa maanta shir jaraa’id oo ay si wada jira ugu qabteen caasimadda hargeysa kaga soo horjeestay xeerka kufsiga oo qaybo badan oo kamid ahi kahor imanayaan sharciyadda diinta islaamka

axsaabta

Isha Ku Hay Baligubadlemedia

COMMENTS