|
|||||
BALIGUBADLE MEDIA
Siyaasi Faarax Macallin oo weerar ku qaaday laba ka mida Qowmiyadaha ETHIOPIA
September 23, 2018 - Written by adminGudoomiyihii ku xigeenkii hore ee Kenya Faarax Macallin Dawaar ayaa ku tilmaamay Amxaarada iyo Tigreyga doqomo isaga oo ku nuux nuuxsaday in ay ahaayeen guumesteyaal. Farah [email protected] Get educated on simple facts triple pinheads. The centuries old Abbysinian dynasty enslaved the Oromos, Afar, Banishangul, Gumuz, Gambela, Southern nationalities etc etc. The first time a member of the lesser communities has accessed real power & you think they will backtrack!!! Isaga oo dareenkiisa ku cabbiraya xiisaha ka jira Itoobiya iminka ayuu Twitter-kiisa soo dhigay farriin kulul oo uu ku bidhaaminayo cabsida haysa Amxaarada iyo Tigreega. Isha Ku Hay Baligubadlemedia COMMENTS
|
|||||