BALIGUBADLE MEDIA
Muuse Biixi oo La Lumay Kursigii Dalka Iyo Xaaladda oo Ka Sii Daraysa
September 6, 2018 - Written by admin

Madaxwaynaha somaliland muuse biixi ayaa markii ugu horaysay la lulmay kursigii ugu sareeyay dalka kadib markii uu hadda ku fadhiyay muddo 10 bilood ah

muuse is casilaad
muuse biixi ayaa u muuqda inaanu lahayn qorshe ka hooseeya inuu kursiga fuulo waxaanu hadda wajahayaa xaalado adag oo dalka ka taagan kuwaas oo uu sababtooda leeyahay isagu kadib markii uu la lumay taladdi dalka

mudadii biixi joogay kursiga waxa dalka ka istaadhmay mushkildo badan oo u baahan in la xaliyo balse aanay ilaa hadda muuqan cidii xalin lahayd maadaama oo uu madaxwaynihii dalku la lumay kursigii dalka islamarkaana uu ka dhigtay wax uu danahiisa gaarka ku fushado

isku soo wada duuboo muuse biixi ayaa kursigiisa la isku daadan  doonaa dhawaan hadii aanu si degdega wax uga qaban xaaladda taagan waxaana isa soo taraya guuxyadda ka taagan magaaladda hargeysa iyo gabi ahaanba somaliland kuwaas oo lagaga soo horjeedo fashilka madaxwaynaha islamarkaana ay ku dalbanayaan is casiladiisa

Isha Ku Hay Baligubadlemedia

COMMENTS