Maamul Goboleedyadda Soomaaliya Oo Xidhiidhka U Jaray Dawlada Federaalka Somaliya + Wararkii U Dambeeyay
September 8, 2018 - Written by admin
Golaha iskaashiga dowlad goboleedyada dalka ayaa war murtiyeed kasoo saaray shirkoodii maalmihii u danbeeyay uga socday magaalada Kismaayo, ayagoo war murtiyeedkooda ku soo bandhigay qodobo dhowr ah oo ay uga cabanayaan dowladda dhexe.
![m1](https://baligubadlemedia.com/bgm/wp-content/uploads/2018/09/m1.jpg)
![m3](https://baligubadlemedia.com/bgm/wp-content/uploads/2018/09/m3.jpg)
Isha Ku Hay Baligubadlemedia
Like this:
Like Loading...
COMMENTS