Dhaqdhaqaaqyadda kala duwan ee siyaasadeed ee ka socda dalalka mandaqadda geeska afrika ayaa si xawliya u socda waxaana kaliya ka maqan dawladda jabuuti oo u muuqata mid go’doon siyaasadeed ka gashay mandaqadda tan iyo intii ay heshiiyeen dawladaha eritrea iyo ethiopia kuwaas oo laf dhuun galay ku noqday dawladda jabuuti