Daayeer Xaraar Adag Haystaa Madhaco.
September 17, 2018 - Written by admin
Maahmaah baa tidhaahda Ama Buur Ahaw Ama Buur ku tiirsanow.
Maayarow Hayska Buuqaane cidina waxba kaa qaadimayso Oo xaraar Adag baad haysataaye Shaqadaadaa wado, lakiin wixii dhaliila ee aadleeday Aqbal oo iska hagaaji wixii carqalada ee ku hortaagan iyo cida ku hortaagana soo bandhig si laguula ogaado.
Waryaa maayar Soltelco inaadeer Sidii Nin weyn baan kuulataliyaaye Miyaanay Taladaydu kuu muuqan.?
Waxa kale Oo Aan kuu sheegayaa Adiga waxa kaliya Oo lagaarabaa Caddaalad karti iyo Daacadnimo, intaa hadii lagaa helo cid wax ku yeelikartaa majirto, Inaadeer Nabadgelyo.
W/Q: Xasan Karuur.
[email protected]
Like this:
Like Loading...
COMMENTS