BALIGUBADLE MEDIA
Wasiirka Isgaadhsiinta Ethiopia Axmed Shide oo Loo Doortay Gudoomiyaha Xisbiga Dawlad Deegaanka Somalida
August 12, 2018 - Written by admin

Axmad Shide oo ah Wasiirka Isgaarsinta ee Itoobiya ayaa goor dhow loo Magacaabay Guddoomiyaha Xisbiga Dimoqaraadiga Shacabka Soomaalida Itoobiya.

axmed shide

Go’aanka ayaa kasoo baxay Shir Maalmihi udanbeeyay kasocday Magaalada Adis ababa.
Xilka Gudoomiyaha XDSHSI waxa hore u haayay Cabdi Maxamuud Cumar Madaxweynihi hore ee hore ee dawlad Deegaanka Soomaalida Itoobiya

Isha Ku Hay Baligubadlemedia

COMMENTS