BALIGUBADLE MEDIA
Maxkamad Go’aan Ka Gaadhay Kiiskii Jabuuti Iyo Shirkadda DP World + Jabuuti Oo Si Adag Ugu Gacan-saydhay
August 3, 2018 - Written by admin

Maxkamadda dhexdhexaadinta caalamiga ah ee London ayaa go’aan ka gaadhay dacwaddii u dhexaysay Jamhuuriyadda Jabuuti iyo Shirkadda Dubai Ports World.

shirkado

Maxkamadda ayaa xukuntay inuu shaqaynayo heshiiskii u dhexeeyay labada dhinac ee ay dawladda Jabuuti ka baxday lix bilood ka hor.

Maareeyaha Dekadaha Jabuuti Abubakar Cumar Xaddi ayaa go’aankan ku gacansaydhay

Isha Ku Hay Baligubadlemedia

COMMENTS