BALIGUBADLE MEDIA
Madaxwaynaha Dawladda Jabuuti oo oo Dhaktar Dibadeed U Qaaday Cali Sandule + Fadeexadaha Dul Hooganaya Muuse Biixi
August 29, 2018 - Written by admin

Madaxwaynaha Dawladda Jabuuti ismaaciil cumar geele ayaa dhakhtar dibadeed u qaaday siyaasi cali sandule oo xaaladiisa caafimaad mudooyinkii u dambeeyay laga dayrinayay

calisandule

wararka aanu ka helayno xaaladda caafimaad ee cali sandule ayaa sheegaya in madaxwaynaha jabuuti bixiyay kharash dhakhtar dibadeed loogu gaynayo dibadda waxaana ilowareedyadda aanu helaynaa sheegayaan isla shalayba arinkiisa la dhameeyay

madaxwaynaha somaliland muuse biixi ayaa inuu kharash ka bixiyo iska daaye iska diiday inuu xataa gurigiisa ku booqdo xali sandule oo mudooyinkii u dambeeyay xaaladiisa caafimaad liidatay

waxaanay arintani muujinaysaa fashilka baahsan ee dul hooganaya madaxwayne biixi oo u muuqda mid u kala abtirinaya muwaadiniinta somaliland

Isha Ku Hay Baligubadlemedia

COMMENTS