BALIGUBADLE MEDIA
Raysal Wasaaraha Itoobiya Oo War Saxaafadeed Ka Soo Saaray Safarkii Uu Ku Tagay Wadanka Eritrea
July 10, 2018 - Written by admin

Raysal Wasaaraha Dalka Ethiopia Abiy ahmed ayaa Maanta  War Saxaafadeed Ka Soo Saaray Safarkii Uu Ku Tagay Wadanka Eritrea kaas oo lama filaan ku noqday bulshadda caalamka maadaama oo labadan dal colaad gaamurtay muddo badan dhex taalay

warabiy

Isha Ku Hay Baligubadlemedia

COMMENTS