BALIGUBADLE MEDIA
Warancadde oo Ka Hadlay Shirka Beelaha Gerxajis Midawga Jeegaanta Iyo Arrimo Kale oo Xasaasi ah (Daawo)
June 30, 2018 - Written by admin

Siyaasiga Cali Maxamed Warancadde ayaa la waydiiyay sida ay suuro gal u tahay in uu musharax ka noqdo xisbiga Kulmiye oo ay isbahaysi ku yihiin beelo aanay beeshiisu ku jirin waxaanu naqdiyay aragtiyaha ku saabsan is xulufaysi beeleedyo xisbiyada Qaranku u kala qaybsan yihiin isaga oo sheegay in aanu jirin sharci ama cid u diidaysa in uu hoggaanka Kulmiye qabto

warancade

Isha Ku Hay Baligubadlemedia

COMMENTS