BALIGUBADLE MEDIA
Soomaaliya Oo Laga Saaray Liiska Wadamada Ugu Amaanka Xun
June 11, 2018 - Written by admin

Waxa la soo saaray liiska Tobanka Waddan ee ugu nabad galyadda darradan, kuwaas oo ay laga saaray Soomaaliya oo markii hore kaga jiri jirtay liiskaasi meelaha ugu horeeya.

Liiskan oo ay soo saartay hay’adda Hey’adda Globol Law and Order Index ayaa waxa ay tobanka wadan ee aduunka ugu amniga darrani ay u dhignaayeen sidan.

1. Sierra-Leone

2. Botswana

3. Dominican Republic

4. Mexico

5. South Africa

6. Liberia

7. Gabon

8. South Sudan

9. Afghanistan

10. Venezuela

Isha Ku Hay Baligubadlemedia

COMMENTS