BALIGUBADLE MEDIA
Shirka Beelaha Gerxajis oo Maanta Ka Furmay Buurta Gacan Libaax Iyo Wararkii U Dambeeyay ee Shirkaas
June 23, 2018 - Written by admin

Shir ballaadhan oo qaban qaabadiisu muddooyinkii u danbeeyay laga dareemayay gudaha Dalka iyo debadiisa ayaa Saaka Beelaha Garxajis uga furmay Buurta loo Dalxiiska tago ee Gacan-libaax.

news

Saladiin iyo madaxda dhaqanka Beeshaas ayaa shirka hagaaya lamana oga ilaa hadda ajandihiisa iyo in lagu casuumi doono dhinacyada siyaasadda. Geesta kale Xukuumadda Somaliland ayaa shaki weyn ka muujisay shirka Garxajis iyadoo la xidh xidhay maalmihii u danbeeyay madax dhaqameed ka qayb galaayay shirkaas.

Isha Ku Hay Baligubadlemedia

COMMENTS