BALIGUBADLE MEDIA
Askar Ka Tirsan Ciidamadda Booliska Somaliland oo Ka Goostay Dalka Una Goostay Maamul Goboleedka Puntland (Daawo)
June 11, 2018 - Written by admin

Ciidammada booliska degmada Taleex ee gobolka Sool ayaa la sheegay inay u goosteen maamul gobolleedka Puntland.
Wasiir ku-xigeenka wasaaradda caafimaadka maamulka Puntland ayaa soo dhawayn u sameeyay ciidammadaasi

news

Isha Ku Hay Baligubadlemedia

COMMENTS