Wararkii U Dambeeyay Iyo Khasaaraha Naf Iyo Maalba Leh ee Soo Kala Gaadhay Ciidamadda Puntland iyo Somaliland
May 24, 2018 - Written by admin
warar lagu kalsoonyahay oo aanu ka helayno deegaanka tukaraq ayaa sheegaya in khasaare baahsano soo kala gaadhay ciidamadda ku dagaalamaya jiidaas ee ka kala tirsan somaliland iyo puntland

khasaaraha soo gaadhay dhinaca somaliland ayaa la sheegayaa inuu gaadhayo 20 dhaawac ah iyadoo aan ilaa hadda lanoo xaqiijin dhimashada
balse dhinaca puntland ayaa wararku sheegayaan inay iyana jiraan labaataneeyo dhaawac ah walaw aan lanoo xaqiijin dhimashada iyo waxa la kala qabsaday
wixii war ah ee dambe kala soco baligudlemedia
Like this:
Like Loading...
COMMENTS