BALIGUBADLE MEDIA
Ciidmadda Amaanka Somaliland oo Xabsiga u Taxaabtay Afayeenkii Wasaaradda Waxbarashadda Somaliland
May 2, 2018 - Written by admin

ciidmadda aaanka somaliland ayaa xabsiga u taxaabtay afayeenkii Wasaaradda Waxbarashadda Somaliland ahna aasaasihii dugsiyadda quule aadan dool Iyo Suldaan Maxamed suldaan faarax Cabdilaahi Ibraahin Xaaji xasan

breaking news

Lama garanayo ilaa hadda sababta keentay xadhiga afayeenka balse wararka aanu helayno ayaa sheegaya in Lagu xidhay waaran mackamadeed

BaligubadleBaligubadlemedia waxay u kuurgali doonayaa cida ka dambaysa xadhiga afayeenka

Wixii war ee dambe kala soco Baligubadlemedia

COMMENTS