BALIGUBADLE MEDIA
Waftigii Safarka Ku Joogay Laascaanood oo Awaamiir Cusub Ku Soo Rogay Bulsho Waynta Gobolka Sool
May 24, 2018 - Written by admin

Guddiga golleyaasha qaranka Somaliland ayaa go’aanno kasoo aaaray colaadda deegaanka Tukaraq waxayna amarro Ku Bixiyeen In Aan Hubka Lala Dhex Mari Karin Laascaanood Marka Laga Reebo Ciidamada Amaanka iyo In Aan Magaalada Dhexdeeda lagu Arki Karin Gaadiid Aan Lahayn Taarikakada Somaliland

Isha Ku Hay Baligubadlemedia

 

COMMENTS