BALIGUBADLE MEDIA
Raysal Wasaaraha Soomaaliya Oo Magacaabay Wasiiro,Wasiirul Dawlayaal Iyo Wasiir Ku Xigeeno Xukuumadiisa Ka Banaanaa
May 24, 2018 - Written by admin

Raysal wasaaraha dawlada federaalka ah ee soomaaliya Xasan Cali Khayre ayaa magacaabay xubno iskugu jira wasiiro, wasiirul dawlayaal  iyo wasiir ku xigeeno ka banaanaa xukuumadiisa.

khayre3

War ka soo baxay xafiiska raysal wasaare Khayre ayaa lagu baahiyey masuulliyiinta cusub ee la magacaabay iyo xilalka loo dhiibay, kuwaas oo kala ahaa sidan:-

Xubnaha Loo Magacaabay Wasiirada

1.Xasan Macalin Xuseen Wasiirka awqaafta iyo arimaha diinta

2.Xasan Cali Maxamed wasiirka gaashandhiga

3.Daahir Maxamud Geele Wasiirka Warfaafinta

4.Xamse Saciid Xamse wasiirka gargaarka iyo Maareynta musiibooyinka

5.C/fitaax Maxed Ibrahim Wasiirka howlaha guud iyo dib u dhiska

6.C/Casiis  Cabdulahi Maxed

Wasiirka Tamarta iyo biyaha

Wasiiru dawlayaasha

1- Daahir Cabdi C/llaahi Wasiiru dowlaha Ganacsiga iyo Warshadaha

2- Maxamuud Maxamed Buunow Wasiiru dowlaha Amniga

Xubnaha loo magacaabay Wasiir ku xigeenada.

Isxaaq Mohamed Mohamud wasiir ku Xigeenka Arimaha Gudaha
Aadan Isxaaq Ali Wasiir ku xigeenka Warfaafinta.

3.Abdirahman Idan Yonis Wasiir ku xigeenka Boostada iyo Isgaarsiinta

4.Mohamed Saciid Abdullahi Wasiir ku xigeenka Caafimaadka

Abdirashid Mohamud Hassan Wasiirka ku xigeenka Gargaarka iyo maareynta Masiibooyinka.

 Isha Ku Hay Baligubadlemedia

COMMENTS