Kal-fadhigii kow iyo tobnaad (11-aad) ee golaha wasiirrada Jamhuuriyadda Somaliland, ayaa maanta si rasmi ah ugu qabsoomay hoolka shirarka ee golaha wasiirrada, waxana lagu lafo-guray arrimo badan oo ku saabsan xaaladda guud ee dalka Somaliland.
Isha Ku Hay Baligubadlemedia