BALIGUBADLE MEDIA
Guddoomiyaha Golaha Wakiilada Iyo Wafti Uu Hoggaaminaayo Oo Gaadhay Jiida Hore Ee Ganbadha
May 17, 2018 - Written by admin

Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Somaliland Baashe Maxamed Faarax, oo ay la socdaan wasiirrada Gaashaandhigga iyo Biyaha Somaliland ayaa gaadhay magaalada Tukaraq. oo maantii shalay ay ku dagaalameen Ciidamada Soamliland iyo kuwa Puntland.

baashuu
duleedka magaalada Tukaraq oo dhinaca Garoowe xigta ayay warbaahinta kula hadleen, waana jiidi dagaalku Ka Dhacay shalay. Labada Ciidan ee Somaliland iyo Puntland ayaa Wali is hor fadhiya waxaana degaanka ka muuqata saan saanta Dagaalka.

Isha Ku Hay Baligubadlemedia

COMMENTS