BALIGUBADLE MEDIA
Axsaabta Qaranka Somaliland oo Dawladda Federaalka Soomaaliya Ku Eedeeyay Colaada Tukaraq
May 17, 2018 - Written by admin

Xisbiyadda Waddani, UCID Iyo Kulmiye ayaa wada jir ugu eedeeyay Dawlada Federaalka ee Soomaaliya in ay ka danbayso dagaalka ka dhacay Deegaanka Tukeraq.
axsaabta
Guddoomiye Ku Xigeenka Labaad ee Kulmiye Axmed Cabdi Dheere, Afhayeenka Xisbiga Waddani Ibraahim Mahdi Buubaa iyo Guddoomiyaha Golaha Dhexe UCID Maxamuud Cali Madoobe (Jiir) noo warbaahinta si wada jir ah ula hadlay ayaa sheegay in guud ahaanba shacabka Somaliland looga baahan yahay in ay isbarbar taagaan ciidamada qaranka Somaliland ee ku sugan jiida hore.

Waxa ay Dawlada Federaalka Soomaaliya  ku eedeeyeen in ay dabada kagasoo jirto Maamul Goboleedka Puntland.

Isha Ku Hay Baligubadlemedia

COMMENTS