gudoomiyaha xisbiga muncaaradka ah ee waddani ayaa tafaasiil dheer ka bixiyay tacadiyada baahsan ee xukuumadda muuse biixi ku hayso bulshadda somaliland isagoo sheegay in mudadii gaabnayn ee muuse xilka hayay ay buux dhaafeen xabsiyadu.
Isha Ku Hay Baligubadlemedia