BALIGUBADLE MEDIA
Ramaax oo Eedaymo Culculus Ku Hurgufay Kornayl Muuse Biixi + Fadeexadda Xil Ka Qaadistiisa oo uu Ka Hadlay.
April 8, 2018 - Written by admin

Guddoomiyihii hore ee gobolka Gabiley Maxamuud Cali Saleebaan (Ramaax) ayaa ka hadlay sababtii xilka looga qaaday, waxaana uu sheegay in madaxwaynaha looga geeyey warbixin warxumo tashiil ah, sidoo kale waxa uu dhaliilo ku hurgufay xukuumadda Biixi.

Isha Ku Hay Baligubadlemedia

 

COMMENTS