Xukuumadda Kornayl Muuse Biixi oo Xabsiga Dhigtay Wasiir Ka Tirsanaa Xukuumaddii Madaxweyne Siilaanyo.
March 24, 2018 - Written by admin
Guddoomiyaha gobolka Sanaag ayaa xabsiga u taxaabtay wafti uu hor-kacayo wasiiru dawlihii wasaaradda gaashaandhiga ee xukuumaddii Madaxweyne Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) Cabdiraxmaan Axmed Ismaaciil iyo ragga kale oo ajaanib ah.
Guddoomiyaha gobolka Sanaag ayaa sheegay amar laga xidhay raggani uu ka yimid Xukuumadda Madaxweyne Muuse Biixi Cabdi.
Isha Ku Hay Baligubadlemedia
Like this:
Like Loading...
COMMENTS