Xukuumadda Kornayl Muuse Biixi oo Ku Fashilantay Maaraynta Sicir Bararka Iyo Cabsi Laga Qabo Qalalaase Dhaqaale oo Dalka Ka Dhaca
March 24, 2018 - Written by admin
Xukuumadda uu hogaamiyo kornayl muuse biixi cabdi ayaa ku fashilantay Maaraynta iyo wax ka qabashadda sicir Bararka baahsan ee dalka ka jira.
Go’aanadii ay xukuumaddu ka soo saartay sicir Bararka ayaa gabi ahantoodba noqday kuwo lagu guulaystay balse hadana waxba kamay badalin xaaladii sicir Barar ee dalka ka taagnayd
Si kastaba ha ahaatee jaahwareer siyaasadeed ayaa dalka ka taagan waxaanay xaaladu ku socotaa meel aan laga soo qaban karin hadii aan degdeg wax looga qaban
isha ku hay baligubadlemedia
Like this:
Like Loading...
COMMENTS