BALIGUBADLE MEDIA
Xisbiga Taladda Dalka Ethiopia Haya ee EPRDF oo Doortay Gudoomiye Cusub
March 28, 2018 - Written by admin

Xisbiga Taladda Dalka Ethiopia Haya ee EPRDF ayaa gudoomiayaha xisbiga u doortay  Gudoomiye Cusub kaas oo lagu magacaabo abiy Ahmed

breaking news

Talaabadan ayaa gogosha u xaadhaysa in abiy Ahmed noqdo raysalwasaarihii saddexaad ee dalka ethiopia

Waxa la filayaa in baarlamaanka ethiopia la horgeeyo gudoomiyaha cusub si  ay u ansixiyaan

isha ku hay baligubadle media 

COMMENTS