BALIGUBADLE MEDIA
Warbaahinta Laga Leeyahay Dalka Imaaraadka oo Dhaliilo Is Barkan Ka Baahisay Madaxwayne Farmaajo
March 9, 2018 - Written by admin

Saxaafada Imaaraadk oo ku tilmaamtay Farmaajo (Dilaagii Caruurta yar yaraa) waxay aad uuga faaloonayaan in uu ku fashilmay dhisida dawlad loo dhan yahay in aanu meelna ka talin in uu ciidankii baabiyay in Caruurtii yaryaryad jeel ku guray isla markaana uu shabaab difaaci kari waayay.

farmaajo
Waxa UU wargayska Albayaan xusay in Gabi ahaanba uu Farmaajo KU fashilmay in uu wax wada hadal ah la furo Somaliland, halkaasi oo dabayaaqadii sanadkii tagay ay ka qabsoontay doorasho oo u dhacday hab dimuquraadiyad ah oo ay saxaafada caalamku aad uga hadashay isla markaasina ay goob joogayaal caalami ahi ay ka qayb qaateen.

Halkan Riix oo Akhriso Warka Jariiradda

COMMENTS