BALIGUBADLE MEDIA
Raysal Wasaaraha Xilka Sii Haya ee Dalka Itoobiya oo Xafiiskiisa Ku Qaabilay Wasiirka Arimaha Dibada Dalka Imaaradka
March 9, 2018 - Written by admin

Raysal Wasaaraha xilka dalka Itoobiya Sii Haya Md Hailemariam Desalegn ayaa waxaa uu si rasmiya xafiiskiisa ugu qaabilay wasiirka arimaha dibada dalka Imaraadka Carabta Sheikh Abdullah bin Zayed Al Nahyan oo dalkaasi ku jooga booqasho rasmiya

imaarad

Isha Ku Hay Baligubadlemedia

COMMENTS